Hay’adda udiyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka ayaa wejigii 3aad oo raashin qaybin ah ka bilowday qaar kamida deegaanada hoos yimaada gobolka Sool.

Xigasho:SLNTV

Bandhige@gmail.com