Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland waxa uu la kulmay wefti ka socday Dawladaha Australia iyo Switzerland

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay madax ka socotey Dawladaha Australia iyo Switzerland, kulankan ayaa ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.

Kulankan waxaa Wasiirka ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, Agaasimaha Amniga ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Ibraahim Cali Ismaaciil iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha.

Bandhige@gmail.com