Wakiilka Khaatumo u fadhiyey waddanka Imaaraadka Carabta Rashiid Diiriye Faarax ayaa waanta maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa, taasi oo uu safarkiisa ku macneeyey in uu u guur-galayo wadalada u dhexeeyey maamulka Khaatumo iyo Somaliland.
Waxaanu ugu baaqay dadweynaha Khaatumo in ka shaqeeyaan nabada iyo sidoo kalena aqbalaan wada-hadalada u socda Khaatumo iyo Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=wzbs2v6GM5o