Wasaarada caafimaadka ee gobolka Saraar ayaa kala dirtay Kooxaha caafimaad ee ka shaqayn doona ololaha cudurka dabaysha .