Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Sanaag iyo Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta caafimaadka gobolka ayaa Magaalada Ceerigaabo ka daahfuray ololaha talaalka ka horta taga Dabaysha.