Wasaarada Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland waxay ku dhowaaqday in ay caawa bishii Ramadaan bilaabmayso

 

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxa uu ku dhowaaqay in ay caawa bishii Ramadaan bilaabmayso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com