Ramadaan: Barnaamij fudud oo aad malaayiin xasanaad ku kasban karto. Sheekh Siciid Cali Axmed

 

Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inka iyo dadkeenana tii ka faa’iidaysta Allah ka dhigo. Hadaad waqti u hesho fadlan daawo barnamijkan. Waa barnaamij fudud oo hadana aad ku kasban karto malaayiin xasanaad ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com