Wasaarada waxay tababar u fureen dhallinyarada tababar ku saabsan saabsanaa samaynta kaambaynka wacyigelinta bulshada ee ku saabsan yaraynta rabshadaha

Agaasimaha Waaxda Dhalinyaradda Ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JSL. Mustafe Cali Nuur Ayaa maanta Furay tababarkii 2aad Ee ku saabsanaa samaynta kaambaynka wacyigelinta bulshada ee ku saabsan yaraynta rabshadaha dhalinyarada iyo ka qayb qaadashada nabadda iyo amniga.

Tababarkan oo ay ka faaidaysan doonaan 30dhalinyarro oo ka kala socday ururada dhalinyarada iyo IDPS xaafadaha hargeisa, waxaana ka qayb galay 30 dhalinyaro ah oo uu usocon doono muddo 2cisho ah, iyada oo intaasi uu socdo lagu bari doono dhalinyaradaasi sida kaambaynada waxtarka leh loo sameeyo ee ay kamid tahay wacyigelinta bulshada iyo yaraynta rabshadaha.

bandhige@gmail.com