Wasaaradda Arrimaha Gudduhu waxay amar ku soo saartay in dadka ku sugan guddaha somaliland la waydiiyo kaadhka aqoonsig iyo kan ajaanibka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde ayaa maanta soo saaray wareegto  uu ku amrayo Ciidamada Boliska , Laanta Socdaalka iyo Sirdoonka Qaranka Somaliland in dadka waydiiyeen dadweynaha ku sugan kaadhka aqoonsiga iyo kan ajaanibka.  .

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha somaliland isaga oo ogsoon ilaalinta nabadgelyadu ay tahay ahmiyada koowaad ee qaranka waxa laga maarmaan noqotayin la dadka la waydiiyo kaadhka aqoonsiga iyo kan ajaanibka sidaasna waxa lagu sheegay digreeto kasoo baxday wasaaradda Arrimaha Guddaha.

Halkan hoose ka akhriso amarka Wasiirka Arrimaha Guddaha:

Scan0001

bandhige@gmail.com