Wasaaradda Beeraha oo kaashanaysa sanduuqa horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa qalab gudoonsiiyey Xoola dhaqato beeralayda Sallaxley.