Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa fartay dhammaan masaajidada dalka in salaadda Jimce ee maalinta berito khudbadaha lagaga dhigo ka qayb qaadashada taakulada abaaraha, lagana akhriyo ducada qunuutka oo Illaahay lagaga baryayo in uu raxmada inoo shubo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan: