Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha waxay qabatay kulanka gorfaynayo dhammaystirka qorshada shanta sanno 2023-2027

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Maxamed Cismaan Saciid waxa uu furay kulanka gorfaynayo dhammaystirka qorshada shanta sanno 2023-2027. Agaasiama waxa uu ka hadlay muhiimada dhamaystirka Qorshaha Wasaaradda ee Shanta sano iyo marwaxaladihii uu soo maray Qorshahani.

Kulanka waxa soo diyaariyay Waaxda Qorshaynta oo ay hor kacayso Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Hibaaq Cali Cabdoo waxa ay na ka hadashay marxaladihii uu soo maray Qorshahani.

Kulanka waxa kale oo ka soo qayb galay dhammaan Agaasimeyaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda, waxaana lagu lafa guray Qorshaha 2023-2027.

Waxa la qaban doonaa Kulan balaadhan oo ay ka soo qayb geli doonaan dhammaan Hay’adaha Wasaaradda shaqo wadaagta yihiin iyo madax kale duwan oo heer qaran ah

 

Bandhige@gmail.com