Wasaaradda Maaliyaddu waxay u gudbisay Golaha Baarlamaanka odoroska miisaaniyadda 2017-ka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Samsam Cabdi Aadam ayaa waxay maanta u gudbisay golaha wakiilada odoroska miisaaniyadda sannadka 2017-ka.

Odoroska miisaaniyaddan ayaa waxa lagu ansixiyey shirkii  Golaha ee Khamiistii ee tirsigiisuna ahaa 210 oo uu gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Silaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=sKnN2aFDmwc

bandhige@gmail.com