Wasaradda Shaqo-Galinta Qoyska iyo arrimaha bulshada ayaa magaalada Burco ku qabatay kulan wacyi-gelin ah oo ku saabsan sidii loo yareyn lahaa tacadiyada loo geysto haweenka iyo dadka Nugul.