Wasiir Faratoon oo ka warbixiyay kulamo ay yeesheen madaxwaynayaasha dalalka Gini iyo Somaliland Una Jawaabay Somaliya

Wasiirka arimaha Dibadda somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka warbixiyay kulamo ay yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Gini.

Wasiir faratoon ayaa sidoo kale ka jawaabay Hadal maanta kasoo yeedhay Somaliya ayaa waxaa hadaladiisi ka mid ahaa:-

Halkan house ka daawo Muuqaalka warkan.