Wasiir Hinda Gaani shaqadeedii ayaa lagu aamini waayey ..” Guddoomiye Garabka Dhallinyarada Xisbiga Waddani

 

Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga Waddani Sidiiq Dhamme ayaa waxa uu maanta shir-jaraa’id ku qabtay Xarunta xisbiga Waddani ayaa waxa uu eedayn xoogan u soo jeediyey Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Hinda Jaamac.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

https://www.youtube.com/watch?v=Yte4g_GYji0

bandhige@gmail.com