Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta ayaa Shacabka Magaalada Ceerigaabo waqti kula qaatay goobaha iyo suuqyada ay bulshadu ku kulanto.