Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta,Qoyska iyo Arrimaha bulshada JSL ayaa furtay kullan lagaga hadlaayo arrimaha Naafadda.