Hay”adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa dalkoodii ku celisay qaxoonti ka soo jeeda dalka aynu jaarka nahay ee Ethopia.