Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Af-hayeenka Xukummadda Somaliland ayaa durba dhagax-dhigay dhismayaal cusub oo lagu soo kordhin doono Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.