Kooxaha dhakhaatiirta gurmadka degdega ah…

Kooxaha dhakhaatiirta gurmadka degdega ah ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL ayaa hawlgalo balaadhan oo ah caafimadinta xoolaha gaar ahaan Geela ka wadda deegaanada gobolka Togdheer halkaasoo beryihii ugu dambeeyay laga soo sheegayay xanuuno kala duwan, halka dhakhaatiirtuna samaynayaan ka hortag ku aadan xanuuno aan kasoo gudbin Xuduudka Ethopia balse deegaanada Somaliland aan weli soogaadhin.