Wasiirada Wasaradaha qorshaynta iyo Biyaha oo uu weheliyo Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa soo kormeeray dhamaystirka wajiga kobaad ee masharuuca biyo balaadhinta Borama oo laga maalgaliyay sanduuqa horumarinta Somaliland(SDF).