Wasiirka Caafimaadka oo isuduwe cusb u magaabay Gobolka Gabiley

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed “Xaglatoosiy” ayaa u magacaabay Dr. Jimcaale Daahir Cumar isuduwaha wasaaradda caafimaadka Gobolka Gabiley, isla markaana xilkii ka qaaday isuduwihii hore Dr. Ciise Sheekh Muxumed Warsame.

Dr. Jimcaale ayaa ahaa ardaydii wax kusoo baratay waddanka Suudaan, isagoo haatan dhakhtarku ka hawl gali jiray dhakhtar gaar oo indhaha ah.

Hoos ka akhriso warqada digreetada ee lagu magacaabay Dr. Jimcaale, Isuduwihii horena xilka lagaga qaaday.

magacaabis

bandhige@gmail.com