Wasiirka Shaqalo-gelinta, Arrimaha Bulshadu waxay deeq raashin ah gaadhsiiyey xarunta dhimirka ee SAHAN 

 

Wasiirka Shaqalo-gelinta, Arrimaha Bulshada Hinda Jaamac Hersi ayaa waxay deeq raashin ah gaadhsiiyey xarunta dhimirka ee SAHAN ee lagu xanaaneeyo dadka qaba xanuunka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com