Wasiirka warfaafinta Somaliland Oo Booqasho ku jooga dalka Ingriska Ayaa kulamo layeeshey Xubno Kamida Dawalada Uk iyo Ergeyga Cusub Ee Dalka Uk U qaabilsan S/Land Mr Stuart Brown.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Md Abdirahman Abdillahi Farah (Guribrawaqo) Oo Booqasho ku jooga dalka Ingriska Ayaa kulamo Si weyn looso agaasimey layeeshey Xubno Kamida Dawalada Uk Sidoo kale Ergeyga Cusub Ee Dalka Uk U qaabilsan S-Land Mr Stuart Brown.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka warkan.