Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada ayaa shirgudoomiyay kulanka…..

Todobaadlaha ee Agaasimayaasha Waaxyaha iyo masuuliyiinta kale ee Wasaarada.

Kulankan oo si Todobaadle ah uga qabsooma Xafiiska wasiirka Wasaarada ayaa waxa warbixino ka soo jeediya Masuuliyiinta Wasaarada, sidoo kale waxa lagu falan-qeeyaa Qorshaha Todobaadka soo socda laqabandoono.

 

Xigasho:Telefiishanka Qaranka JSL

Bandhige@gmail.com