Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya maanta Xarunta Wasaarada e magaalada Hargaysa Ku qaabishay qoysas danyara o ay Wasaaraddu maal gelisay
Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya qoysaska shaqo abuurka loo sameeyey ilaahay uga bariday inu u barakeeyo kuna dadaalan waxa la taray sidii ay u ilaanshan lahaayen. Ilahayna ay u talo saaran lahaayen
Ugu danbaynti waxa waxa madashas ka hadlay xubno afka qoysaska shaqo abuurka lo sameeyey Ku hadlayey waxayna Guud ahaanba wasaaradda uga mahadnaqeen sida hagar la,aanta ah ee ay wasaradu u gacan qabatay wakhti ay gacan qabasho u baahnayen
Ilaahayna uga baryey masuuliyiinta wasaaradda in ilaahay misaanka xasanaadka ugu daro.