Wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa xarunta waddaniyadda iyo tababarrada ka daah furay dufcaddii 3aad ee ardayda baranaysa dastuurka iyo waddaniyadda