Maamulka gobolka Daad-madheedh iyo ka degmada Oodweyne ayaa xadhigga ka jaray dugsi cusub oo ay dawladda hoose ee Oodweyne ka hir galisay deegaanka Balli Muuse.