Wasiirkii Hore maaliyada Jsl ayaa beenisay In 80 milyan Oo dayn ah ay ku wareejisay xukuumada Biixi

Wisiirkii hore ee maaliyada jsl marwo samsam cabdi aadan oo waraysi siisay Bulsho Tv ayaa beenisay In ay 80$ milyan Oo dayn ah ay ku wareejisay xukuumada madaxwayne Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran.