Dr. Joseph Geobles oo ahaa wasiirkii warfaafinta ee taliskii Naasigii Hilter ee Jarmalka ayaa ummadda jarmalka ku qiiro geliyey inay geesiyiin yihiin. Geobles wuxuu ahaa aftahan hibo u leh allifidda borobogaandada iyo baahinta beenta, waxaanu yidhiโ ummadda Jarmalku way ka geesan yihiin kana dagaalyahansan yihiin ummadaha kale, weligii askari Jarmal ah oo baqanaya dhabarka lagama toogan ee isaga oo dagaalamaya ayey shafka xabbaddu kaga dhacdaaโ. Beentaasi baaxada weyn waxa ku nafwaayey malaayiin Jarmal ah.
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, qoraa ah.
Hargaysa, Soomaalilaan
Tixraac: https://www.britannica.com/biography/Joseph-Goebbels