Wasiiru-dawlaha Ganacsigu wuxu soo kormeeray bulshada Ceerigaabo goor habeenimo ah

 

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga iyo Maal-geshiga Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac oo ku sugan Gobolka Sanaag ayaa waxa uu soo kormeeray goor goor habeenimo ah bulshada ku dhaqan Ceerigaabo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com