Wasirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Iyo Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa si diiraan loogu soo dhaweeyay gobolka Sanaag Magaalo madaxdiisa Ceerigaabo.

Ceerigaabo-May-29-2023-Wasirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Saleebaan warsame guuleed Iyo Wasiir Ku Xigeenka Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Si Balaadhan Loogu Qaabilay Magaalo Madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Waftiga ayaa waxaa si heer sare ah usoo dhaweeyay Maamulka Gobalka Iyo Ka Degmada Ceerigaabo Madaxdhaqameed Waayeel Haween Iyo Dhalinyaro
Ujeedada Waftiga Ayaa Ku Qotontay Horumarinta Mashaariicda Horumarineed ee ka socda gobolka sanaag iyo Wacyigelinta Kaadh qaadashada.

Bandhige@gmail.com