Xaflad balaadhan oo lagu xusayay Xuska Maalinta Dhimir Adduunka oo guud ahaanba caalamka laga xuso ayaa waxa maanta lagu xusay magaalada Hargeysa.
Xafladan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Ururka Somaliland Mentalย Health Support Org.waxaanaย lagu qabtay Hotel Imperial ย ee Caasimada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgaley Masuuliyiin ka kala socday Wasaarada Caafimaadka Somaliland, Ururka Somaliland Mentalย Health Support Org. Saraakiil ka socday Hay”adaha Caalamiga ah,iyo Marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daaow muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.com