Wefti Ka socda Khalifa Fundation oo u yimid inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii madaxweynuhu u qoray dawlada Imaaraadka oo uu kaga dalbanayay in loo soo gurmado dadka iyo duunyada dhibaataysan ee abaartu saamaysay ayaa saaka ka soo degay Cigaal Airport Hargeysa waxaana hoggaaminayey Safiir Baashe Cawil oo uu wehelinayey Guddoomiyaha Diiwaanka Sekada Jamhuriyada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: