Wefti ballaadhan oo Kulmiye ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxay kormeer ku soo mareen deegaanada hoos yimaada Gobolka Hawd oo ay ka socoto diwaan-gelinta codbixiyayaasha.
Weftigan ayaa ujeedadood tahay wacyi gelinta diwaan-gelinta codbixiyaha oo maalintii saddexaad gashay.
Ayaa soo kormeereen goobaha diwaan-geelintu ka socoto ee Gobolka Haw doo ay si habsami ah uga socoto diwaan-gelinta codbixiyuhu.