Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Kiiniya oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey

Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Kiiniya. Kiprono Kittony ayaa waxa maanta lagu soo dhaweeyey Hargeysa.

Weftigan ayaa waxa Somaliland ku casuumay shirkada caymiska ee Takaful, inta ay weftigani ku sugan yihiin ayaa waxay kulamo la doonaan ganacsatada, rugta ganacsiga iyo madax kale.

Weftigan ayaa la filayaa in ay indho-indhayn ku samayn doonaa fursadaha maalgashi ee ka jira Somaliland,

 

bandhige@gmail.com