Xafiiska Wakiilka Somaliland U Fadhiya Taiwan, Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Looga Daahfuray Nagaalada Taibe Ee Caasimadda Taipei

Xafiiska Wakiilka Somaliland u fadhiya Taiwan, ayaa maanta si rasmi ah looga daahfuray magaalada Taibe ee Caasimadda Taipei.

Wakiilka Somaliland, Maxamed  Xaaji  iyo wasiirka Arrimaha dibadda ee Taiwan,  ayaa goob joog ahaa munasabadda.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  khadka isgaadhsiinta kaga qayb galay munaasabadda daahfurka xafiiska Wakiilka Somaliland ee Taiwan ka dhacday.