Xaflada Balaadhan Oo Loo Qabtay Ardayada Ka Qalin-Jabisay Mac-hadka Ibnu Baas Ee Wajaale

Xaflad lagu sagootinayey ardayda ka qalinjabisay mac-hadka  Ibnu Baas ayaa lagu qabtay magaalada Tog-wajaale. Waxa ka qayb-galay masuuliyiin, culimo iyo martisharaf door ah. Hoos ka daawo warbixin muuqaal ah oo uu diyaariyey Ayaanle Xaaji.