Khudbaddii Jimcaha ee Sh.Cabdilaahi Cabdi Cali: Maxaa laga doonayaa dhalinyarada sidee in ay u dhaqmaan, waa maxay ujeeddada heesta Barbar

Khudbaddii Jimcaha Sh.Cabdilaahi Cabdi Cali ee Masaajidka Furqaan. Wuxu kaga hadlay “Maxaa laga doonayaa dhalinyarada sidee in ay u dhaqmaan” iyo heesta cusub ee caanka ah ee Barbar.