Xaqiiqooyin Taariikheed oo Cabsi lahaa

Inkastoo dad badani aaminsan yihiin in is addoonsigii uu ka dhammaaday dunida ayaa hadana dadkii ugu badnaa ee la addoonsado waxa ay noolaayeen xiligan cahdigenaynu soo joogno iyadoo tirada dadka la addoonsaday intii aynu inagu noolayn ย ay ka badan yihiin 27 milyan oo qof.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Xaqiiqooyin Taariikheed oo Cabsi lahaa:

https://www.youtube.com/watch?v=lvJV65jFxak&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com