Xidhiidhka ka Dhexeeya Soomaalida iyo Masaaridii Hore “Faraaciintii”

Muuqaalkan waxa aad ku daawan doontaa qaybtii labaad ee xidhiidhka ka dhexeeya fartii masaaridii hore iyo af-soomaaliga.

 

Si aad u akhrisato qaybtii koowaad ee maqaalkan hoos ka akhriso:

Sirta Fartii Masaaridii Hore “Hieroglyphic” & Af-Soomaaliga Q.1aad (WQ: Prof. Maxamed Siciid Gees )