Xildhibaanada wakiillada ayaa isku gacan saaray ansixinta miisaaniyadda sannadka 2017-ka

 

Golaha wakiilada ee haatan ku dhow in ay laba iyo toban jirsadaan ayaa waxay maanta isku gacan saareen kalf-adhigoodii kaasi oo lagu ansixinayey miisaaniyadda sannadka 2017-ka.

26-kii bishan aynu ku jirno ayaa waxay sasiirka Wasaaradda Maaliyadda Samsam Cabdi Aadam u gudbisay golaha wakiilada odoroska miisaaniyadda sannadka 2017-ka.

Odoroska miisaaniyaddan ayaa waxa lagu ansixiyey shirkii  Golaha ee Khamiistii ee tirsigiisuna ahaa 210 oo uu gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Silaanyo.

Kal-fadhigan ayaa waxay hadheedhka muranka iyo dooda xildhibaanada taasi oo shirku socon kari waayey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com