Xisbiga KULMIYE oo Bilaabay Qaybinta Kaadhadhkii Golaha Dhexe

Xisbiga kulmiye Ayaa maanta Si rasmiya U bilaabay Qaybinta Kaadhadhkii Golaha dhexe ee xisbiga.

Shirkii golaha dhexe ayaa maalmaha inagusoo aadan waxa uu ka Qabsoomi doona gobolka awdal magaalada madaxdiisa boorama.

Hoos ka daawo muuqaalka.