Xisbiga Kulmiye wuxu 11 xafiis ka furtay Gobolka Saaxil

 

Xildhibaanadda Golaha deegaanka bariga magaalada Berbera ayaa waxay 11 xafiis ka furteen guddaha magaalada Berbera, sidoo kalena waxay sheegeen in ay dhowaan furan doonaan xafiisyo kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com