Xisbiga Kulmiye wuxu magacaabay Guddida ololaha Gobolka Sanaag

 

War-saxaafadeed ka soo baxay xisbiga Kulmiye ayaa waxa lagu magacaabay Guddiga Ololaha xisbiga ee Gobolka Sanaag.

War-saxafadeedkaasina waxa uu dhignaa sida tan:

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Sanaag ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 14 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Sanaag:

  1. Ibraahim Carraale Cabdi -Guddoomiye
  2. Cali Baashe Xaaji Maxamuud Shire –Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Yuusuf Xasan Faarax
  4. Ibraahim Axmed Maxamuud
  5. Maxamuud Raage Ibraahim
  6. Ilhaan Maxamed Jaamac
  7. Siciid Xusseen Axmed –
  8. Maxamed Yuusuf Rooble
  9. Maxamuud Saalax Cabdi
  10. Maxamed Khaaliif Nuur
  11. Siciid Maxamed Ismaaciil Khaliil
  12. Mustafe Cumar Faarax
  1. Maxamed Iidle Cabdulle
  2. Maxamuud Axmed Saalax
  3. Cabdirisaaq Maxamed Cali
  4. Siciid Yaasiin Maxamed
  5. Aamina Cali Yuusuf
  6. Khadiija Maxamuud Yuusuf
  7. Xaliimo Cumar Cali Dheere
  8. Saynab Cali Shire
  9. Dr. Maxamed Axmed Cabdi
  10. Suleymaan Cawad Bukhaari
  11. Khadar Cali Xasan
  12. Kaltuun Khaliif Dubbe
  13. Siciid Maxamed Cismaan

 Fiiro – gaar ah:  Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com