Xisbiga Ucid oo ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay Ceel-afwayn

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng faysal cali Waraabe oo saaka shir jaraaid ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay ceel-afwayn Kuna Eedeeyay xukuumadda.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan:-