Xisbiga UCID Oo Xil-kii Iyo Xubinimadii Xisbiga Ka Qaaday Gudoomiye Ku Xigeen-Kii Ku Meel-Gaadh-Ka Ahaa Ee XIsbiga C/Naasir Buuni

Maanta Oo ay Taariikhdu Tahay 13/01/2019 Shir Ay Iskugu Imaadeen Gudiga Fulinta Ee Xisbiga UCID ayaa lagu Sheegay In xilkii iyo xubinimadii xisbiga Laga Qaaday Gudoomiye ku-xigeenkii 1aad ee ku meel gaadhka ahaa ee xisbiga UCID mud. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni.

Bandhige@gmail.com