Xisbiga Wadani oo xukuumada ku dhaliilay colaada Ceel-afweyn

Hogaamiyaha Xisbiga Wssanu Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xukuumada ku dhaliilay colaada ceel-afwayn ee soo noqnoqotay, waxaana hadaladiisi ka mid ahaa “nabadda ceel-afwayn ama dhawaaqa kale ee dhiilo ee dalka ka baxaya waxa aan leeyahay canaanteeda waxa iska leh oo aan cidi ku labayn xukuumada”

Halkan ka daawo Muuqaalka Warkan:  https://youtu.be/m1SXAaE9kNk