Xisbiga Waddani Oo Siro Waa Weyn Fashiliyey Miisaaniyada Qarankana Dhaliilay

Xoghayaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo waa weyn u soo jeediyey wax-qabadka xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waxa kale oo uu dhaliilo waa weyn iyo siro kala duwan ka yidhi xaalada guud ee miisaaniyada Qaranka ee sanadka 2019.

Halkan ka daawo